“Madaxwayne Muuse Biixi Waa In Uu Badalaa 7 qof ee komiishanka fadhya ” Jaamac Hilaac

Hargaysa(Raadgoob) Xoghayaha Boosta Iyo Isgaadhsiinta ee xisbiga waddani Jaamac Hilaac ayaa madaxwaynaha somaliland muuse biixi ugu baaqay inuu ogalaado inuu kala diro gudida komiishanka doorashooyinka somaliland isaga oo sheegay in ay masuuliyadeedana leeyihiin dibu dhac doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada ku yimi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here