Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Oo La Kul May Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka horumarinta beeraha somaliland ayaa kulan la qaatay Xildhibaanad Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland kulankan ayaa ah mid wasiirka iyo gudidu ay iska xaal shaqo waraysanayeen waaxna uu wasiirku khudabad dheer oo shaqadiisa khusamaysa uu u jeediyay  Guddiga Joogtada ah dhankooda waxa ay xildhibaanadii su’aalo waydiiyen wasiirAxmed Muumin Seed.

Halkan Hoose Ka Dawwo Muuqalka Warkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here