Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Kulankii Qadada Ahaa Ee Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Madax dhaqameedka Beelaha Garxajis

Hargaysa(Raadgoob) Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Bariga Burco ee habar jeclo ayaa waxaa uu ka hadley qadadii uu madaxwayne muuse biixi la qaatay madax dhaqameedka Beelaha Garxajis

boqorka ayaa waxa uu sheegay inuu soo dhaway naayo qadadaa uu madaxwayne muuse Biixi La Qaatay madax dhaqameedka Beelaha Garxajis

mar wariyhii waraysanaayay waydiiyay inay ka beel ahaan filayaan iyaguna kulanka noocan oo kala waxa uu ku jawaabay ” maxuma hadii uu madaxwaynuhu noo yeedho oo uu noo mahad celiyo anaguba waxaan kamid ahayn dadkii soo dhawayeeyay ee doortay” Sidaasi waxa yidhi Boqor Buurmadow

 

Halkan Hoose Ka Dawwo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here