Madaxwaynaha Cusub Ee Puntland Loo Doortay Oo Amar Culus Oo Aan La Filay Markiiba Soo Saaray

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqadii ugu horeeyey ee uu qabto ka dhigay inuu soo saaro amar culus oo la xiriira hanaanka maaliyadda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa soo saaray wareegtadii ugu horreysay,  waxaana uu joojiyay kharashaadka ka baxaya akoonada hay’addaha dowliga ah ee Puntland illaa amar dambe.

Go’aankan ayaa u muuqda mid uu Deni kaga hortagayo in wax is-daba marin ay dhacdo ama lacag laga lunsado qasnadda dowladda, inta lagu guda jiro xilliga kala wareegga labada maamul.

 

 

Hoos ka aqriso amarka madaxweyne Deni

 Raadgoobnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here