Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Adag U Diray Madaxwaynaha Maamulka Puntland

Hargaysa(Raadgoob) Eng faysal cali waraabe gudoomiyaha xisbiga ucid Oo Maanta Qaybo Ka mida Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiska Xaruunta Ucid uu ku leeyahay Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu ka hadlay mudo kordhinta golaha guurtidu u sameeyay mudanayaasha golaha wakiilada somaliland

Dhanka kale Gudoomiye faysal cali waraabe waxa uu baaqa u diray madaxwaynaha maamulka puntland waxaanu ugu baaqay inuu ku daydo ku dayashana ka digto madaxwaynii hore ee puntland Faroole

Gudoomiye Faysal cali waraab ayaa bulshada reer somaliland fariin u diray waxaanu sheegay inay jiraan qoqob iyo kala daad sanaan bulshada dhex deeda haysata taasan ay keentay hogaan xumo jirtaa

Faysal cali waraabe ayaa korneel caare ugu baaqay inaanay maanta somaliland jabhad u baahnayn balse arinka caare waxa laga qaban doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here