“Waxa Nasiib Daro Ah In Safaaradihii Somaliland Ee Dunidu Ay Qaarna Xidh Maan Qaara Aanay Waxba Dhaamin Xidhitaan” Xisbiga Waddani

Hargaysa(Raadgoob) Marwo Faadumo Siciid Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ahna Gudida Arimaha Dibada Ee Xisbigaas oo maanta qaybo kamid ah warbaahinta kula hadlaysay xaruunta xisbiga Waddani Ku Leeyahay Magaalada Hargaysa waxaana ay ka hadashay marwo faadumo Shaq  Habacsanaanta Ka Jirta Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Waxaana Ay Tidhi

“Safaaradi somaliland ay kulaha dalalka dibadiisu way xidha mayaan madaxwayne ku xigeenka somaliland waxa uu ka qayb gali waayay shir dhan oo loogu baaqay somaliland inay kaga qayb gasho dalka dibadiisa malaa madaxwayne ku xigeenku waxa uu moodayaa in burco looga yeedhay

madaxwayne ku xigeen burco lagaagama yeedhine wadan dhan ayaa ku sharfay oo ku casuumay”

Sidaasi Waxa Tiri Marwo Faadumo Siciid

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here