Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal oo Magacaabis Cusub Sameeyay

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa soo saaray wareegto uu xil ugu magacaabayo lataliyaha sare ee dhanka warbaahinta ee xafiiska Guddoomiyaha.

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la faray in uu dhameeystiro habraaca maamuuska Lataliyaha Meelmarinta Go’aanka sida ugu haboon ee Sharciga waafaqsan.

 

Halkan Hoos ka akhriso wareegtada kaso baxday xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Raadgoobnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here