kadib Gudoomiyha SOLJA Iyo Cali Seenyo Markay Is Khilaafen Telefishanada Badax Banaani Kal Soonidii Ayay Kala Noq Deen Gudoomiyha SOLJA

Hargaysa(Raadgoob) War Saxaafadeed Ay Soo Saaren Telefishanada Badax Banaan Ee Somaliland Ayaa Lagu Sheegay In ay kal Soonidii Kala Noqo Deen Gudoomiyha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jamaac Xuuto

Kadib ayay yidhaah Deen gudoomiyayaasha Telefishanada madax banaan Ee Somaliland Sidan

1: Markii Aanu Arag Nay inuu Baal Maray Shaqadii Ururka Ee Loo Igmaday gudoomiyuhu

2:Gefka iyo deelqaafka uu caadaystay

3: inaanu ka shaqaynayn danta saxaafada iyo sharciyadii Ururka SOLJA

iyo qodobo kale oo ay sheegan Telefishanada Badax Banaan leh Ee Somaliland

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

 

No photo description available.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here