Madaxwayne Muuse Biixi Oo Cisbitaalka Ku Booqday Wasiirkii Caafimadka Oo Xanuun Deg Deg Ahi Ku Soo Booday

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa, ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.ee Muslimiinta ah

Halkan Hoose Ka Eeg Sawirada Booqashada Madaxwaynaha

Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 3 people, people smiling, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here