Magalaada Hargaysa Oo Maanta Lagu Qabtay Munaasabad Tababar Loogu Xidhaayay Qaar Ka mid ah Ciidanka Dam Damiska

Hargaysa(Raadgoob) Magalaada Hargaysa Waxa Maanta Lagu Qabtay munaasabad tababar loogu soo xidhaayay qaara kamid ah ciidanka dam damiska oo tababar u socday

ciidankan tababarka maanta loo soo xidhay ayaa waxa ay ka kala socdeen gobalada kala ah hargaysa boorma iyo gabilay munaasabada tababarka ciidankan loogu xidhaayay ayaa waxa ka soo qayab galay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha somaliland taliyaha guud ee ciidanka dam damiska agaasimaha ciidanka dam damiska maayirka caasimada hargaysa maayirka gabilay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka somaliland iyo golayaasha deeganka

Halkan Hoose KaDaaw Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here