Monday, July 15, 2019

15 Qodob Oo Hadaad Samayso Dadku Kugu Jeclaanayaan

Hargeisa (Aqoonside) Haddii aynu nahay bini Aadam waxa aan had iyo jeer jecelnahay in aan helno wax kasta oo aynu jecelnahay. Sidoo kale kama maaranno...

Ka Taxadar Arrimahaan si ay noolashaadu qiimo u yeelato

Hargeisa (Aqoonside)  Taxadar la’aantu waa mid ka mid ah dabeecadaha dadka, waxayna dayacaadu timaadaa marki qofku u arko in wax Qiime ama muhiimad gaar...

Qof Han Yari Ma Hana Qaado

Hargeisa (Aqoonside) Hanku waa hubka ugu culus ee qofka aadanaha ahi leeyahay. Sidoo kale, hanku waa baalasha aadanuhu ku duulo. Gabyaagii waynaa ee Axmed Showqi...

“Shahaado sharaf baan qolo ku maamusey qolo ii iman doonta xeerkii kufsigu namoo soo...

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka xidhiidhka golayasha iyo arimaha dastoorka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Oo mudo afar cisho ah ay baadigoob kiisa ku jireen gudida joogtada...

Madaxweyne Somaliland Muuse Biixi oo ka qaybgallay dabaaldega Sanad Guuradii ka soo wareegtay aasaaska...

Ciidanka militariga Somaliland ayaa maanta u dabaaldegayey 25 guuraddii ka soo wareegtay   aasaaska  ciidankaaasi oo sanad walba maalintan oo kale la xuso.  Madaxweyne Muuse Biixi...

“Nabadda waanu qaadannay laakiin hubka ma dhigayno heshiisna kumaanan galin” Jabahadda ONLF

Jabahadda Waddaniga Xureynta Ogadeniya (ONLF) ayaa sheegtay heshiiska ay la galeen Dowladda Fedraalka Itoobiya ay ku jirin in hubka laga dhigo jabhadda ONLF.  Hoggaanka Warfaafinta...

Guddida Diwaangalinta Oo Jawaab Cad Ka Sugaaya Xisbiga Kulmiye Dacwad Laga Gudbiyay Xisbiga Awgeed

Hargaysa(Raadgoob) Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka JSL, ayaa xisbiga talada haya ee KULMIYE u soo gudbiyay dacwad ka dhan ah oo...

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Muxuu Ka yidhi Doorashada Maamulkiisa Ka Dhacya Ee Laga Baqaayo In...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ay sii wadayaan Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxa uu beeniyay in ay dib...

Cajiib Filim Jaceyl ah oo ay jilayaan wiil uu dhalay Imaam Soomaali ah iyo...

Waxaa magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka lagu soo bandhigay filim cusub oo laga sameeyey qiso jacayl ah oo dhexmaraysa wiil Soomaali ah iyo Gabadh...

Maclimiin Laga Khiyaameyay $15 Doolar Oo Ay Xaq U Lahayen looguna Badalay $1 Doolar...

Hargaysa(Raadgoob) Qaar ka mida bareyaasha dugsiyada hoose dhexe ee Somaliland ayaa cabasho la hor tagay xarunta barlamaanka somaliland waxaana ay maclimiintani mudooyinkii ugu danbeeyas ku...

Recent Posts